Talo bixinta guud ee gobolka oo laga sii adkeeyey

Si loola dagaallamo meelaha uu degaanka ka dilaacay ayay Folkhälsomyndigheten soo rogi kartaa talo bixinta guud ee gobolka oo laga sii adkeeyay. Waxa aanu boggan ku soo ururinay aagagga Iswiidhan halkaas oo talooyin gobolka u gaara iyo/ama xadidaado lagu soo rogay.
Publicerades